8th September 2024  admin  Category :

Magaalada Boosaaso waxaa maanta laga daah furay shirkad diyaaradeed oo lagu magacaabo SKY WAY taas oo u adeegi doonta bulshada Soomaaliyeed. Hadaba, duulimaadkii ugu horeeyey ee maanta ayaa ahaa Dubai illaa Boosaaso,  waxeeyna diyaaradu soo qaaday xamuul u rarnaa shirkadaha ganacsiga ee ka dhisan magaalada Boosaaso.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*