29th March 2024  admin  Category :

Lamaane ka soo daahay diyaarad ay ka raaci lahaayeen Beijing ayaa intay shaqaalihii diyaarada la dagalameen, waxay u gudbeen laamigii ay diyaaraddu ka kici lahayd,
Lamaanihii soo baxsaday ayaa gaaray albaabkii diyaaradda, hase ahaatee shaqaalihii diyaaradda Air China oo u socotay Shanghai ayaa iska hor istaagay inay diyaaradda gudaha u soo galaan, markaas ayaa qofkii dumarka ahayd waxay tiri waxaan ku sugnaanaya diyaaradda hoosteeda inta layga ogolaanayo inaan diyaaradda gudaha u soo galo.

Image result for Couple miss flight, block plane on runway
Shaqaalihii garoonka ayaa Katiinad ku jebiyey oo xiray ka dib markii ay diyaaraddi daahisay 20 daqiiqo.
Booliiska garoonka diyaaradaha ayaa naagta iyo ninkeeda ku hayey xabsiga shan cisho. Lamaanahan ayaa waxay u badan tahay in loo diido inay hawada sare mar danbe ay soo hawayastaan

Image result for Couple sit on runway to block plane after they missed their flight

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*