28th March 2024  admin  Category :

Habeenkii Xalay magaalada Ceel Buh ee gobolka Sanaag, waxa lagu dilay nin Dhalinyaro ah.

Gobolka Sanaag ayaa hadda waxa ku sugan maleshiyaad SNM AH,  oo horay u sheegay inay bulshada goboka Sanaag khasab ku diwaan gelinayaan. Ilaa hadda lama oga in dilkani la xiriiro diiwaangelintra Siciid Cali Muuse iyo Cali buureed ka wadaan gobolka Sanaag,

Wararka ugu danbeeyey  oo aan ka  helnay gobolka Sanaag ,  ayaa sheegaya  in Wiilka la dilay Allah ha u naxariistee la oran jiray Maxamed Cabdiraxmaan Cllaahi (Subagle), oo ka mid ahaa ardada Jaamacadda Camuud. Laakiinse hadda hal habeen joogay magaalada Ceelbuh ee gobolka Sanaag. Dilkan waxa gaystay sida la sheegay nin lagu magcaabo Ina Cabdulahi Faarax Cali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*