26th April 2024  admin  Category :

Allah ha u naxariistee Cabdisalaam Diiriye ayaa lagu dilay magaalada Ceel Daahir ee gobolka Bari. Dilkan ayaa sida la sheegay waxa gaystay nin lagu magcaabo Il igala soo bax oo dhowaan xabsiga ka soo baxay, isaga oo horay u dilay nin ka soo jeeday degmada Qardho. Marxuumka iyo ninka dilay ayaa ka soo wada jeeda Maakhir.

Allsanaag.com news@allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*