26th April 2024  admin  Category :

Beelaha Garxejis iyo Habar awal oo mid ah ayaa si wada jir ah u diiday inay Daynta Umadda Soomaaliyeed laga cafiyo. Dayntan oo inteeda badan lagu dhisay gobolada Waqooyi galbeed iyo Togdheer. Siyaasiyiinta SNM ayaa aaminsan Haddii Soomaaliya daynta laga cafiyo in riyaddii ahayd in beeshoodu dawlad noqonayso ay dhimanayso

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*