
6th December 2023 admin Category :
Madaxweyne Deni ” “Waxaan soo dhoweynayaa kuna shaqeynayaa go’aankii iyo taladii Baarlamanka aniga oo tixgelinaya hey’adaha sharciga ah ee Puntland”.
Puntland qayb kama ahan qorshaha doorasho, kamana qaybgalayso Shirka Xamar inta xaalku sidan yahay.
Waa kuwan go’aamada uu madaxweyne Deni caawa labada mar ku celiyey inuu u hogansamayo, bulshada Puntlandna ay soo dhoweeyeen
