26th July 2024  admin  Category :

Ahmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah shaqsiyaadka indho la’aanta ku raacay SNMta ayaa wareesi lala yeeshay ku difaacay beesha Isaaq.

Ahmed Ismaaciil ayaa diidan in maamulka Hargeeysa ay welli ka tirsanyihiin Soomaaliya inteeda kalle, balse wuxuu ku doodayaa in ay yihiin beesha Isaaq dal ka madax bannaan Soomaaliya inteeda kalle.

Ahmed Ismaaciil Samatar iyo Cali Khaliif ayaa ka mid ah shaqsiyaadka ay kaararkooda gubeen beesha Isaaq oo ay soo istaajiyeen meel cidlo ah.

https://youtu.be/3OkVSonn_eI

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*