28th March 2024  admin  Category :

Qaar ka mid ah beesha Habar yoonis ayaa hadda sheegtay inay Waqdariya iyagu gaar leeyihiin.

Dhowaan waxay ku fashilmeen iyaga oo adeegsanaya Ciidanka badda Soomaaliland inay xoog ku qabsadaan degaanadaas, laakiinse waxay ku dileen dad shacab ah oo halkaa joogay. Ma jirto bel Soomaaliyeed ee maanta leh nabad ma rabo aan ka ahayn beesha degta galbeedka gobolka Sanaag, ee aaminsa ama ay tahayba in Isaaq oo dhami ku garab taagan yihiin in guud ahaan gobolka Sanaag laga raro beelaha Harti ee Daarood

https://allsanaag.com/waqdariya/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*