14th July 2026 admin Category :
Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam iyo wafdi u hogaaminaayo ayaa Booqday Dhismaha Xaafada Cusub ee Guryasamo oo dhismaheedu ka socdo Galbeedka magaalada Bosaaso.