10th July 2026 admin Category :
Guddiga gacanta kuhaya dhismaha masjid jaamica ee magaalada Ceelbuh ayaa bulshada muxsiniinta ah ugu baaqay inay ka qayb qaataan dayactirka iyo dhismaha Masjidka oo haatan shaqadiisu socoto