25th February 2025 admin Category :
Warbixin: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Dhismaha balaarinta Dekedda magaalada Boosaaso.