26th July 2024  admin  Category :

Mas’uul laga wareeystay geerida Cali Khaliif ayaa sheegay in intii uusan Hargeeysa uusan ka soo bixin uu u sheegay in ay isku soo xummaadeen  isaga iyo SNMta. Hadaba, Cali Khaliif dhimashadiisa kama marna shirqool qorsheeysan oo ay ka danbeeyeen SNMta.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*