28th March 2024  admin  Category :

Anwar Xasan Maxamuud Nuur iyo Samsam Axmed

Bahda ALLSANAAG, Waxay halkaan hambalyo dhalasho oo farxad leh ugu dirayaan , Anwar Xasan Maxamuud Nuur iyo Samsam Axmed oo maanta magaalada Boorame ee gobolka Waqooyi galbeed ee Soomaaliya Wiil ugu dhashay

Waxaan leenahay Adeer  soo barbaar oo noqo kii Dadkiisa, Dalkiisa, Diintiisaba Iyo waliba Waalidkii Anfaca Inshaa Allaah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*