26th April 2024  admin  Category :

Magaalada Dhahar ee xarunta Gobolka Haylaan waxaa maanta ka dhacay kullan lagu taageerayo Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni.

Kullankaan waxaa kasoo qeyb galay waxgarad,odoyaal,haween,aqoonyahano iyo dhalinyarada magaalada,waxayna cod dheer ku sheegeen inay taageersan yihiin waxqabadka ay samaysay mudadii koobnayd oo ay shaqeynaysay Xukuumadda Madaxweyne Deni.

Image may contain: 2 people, people smiling, people sitting

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*