26th July 2024  admin  Category :

Dhagayso:- Aqoonyahan si kulul uga hadlay rabshadaha Itoobiya ka socda

Qaar kamid ah siyaasiyinta Somaliyeed ee falanqeeya Arrimaha siyaasadda Caalamka iyo dalkaba ayaa ka hadlay xaaladdda siyaasadeed ee katagan magaaladda jigjiga iyo rabshadihii dhawaan kadhacay,kuwaas oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Aqoonyahan Faysal Cabdi rooble oo kamid ah siyaasiyinta kaso jeeda dowlad degaanka Somaalida Itoobiya oo Radio Daljir Waraysi sinayaay ayaa sheegay in Dowladda itoobiya ay kadambeyso qalalaasaha siyaasadeed ee katagan dalka Itoobiya,isago sheegay in Ciidamo ay ku sheegtay Faderaal ay dul dhigtay Shacabka Somaalida ee kunool jigjiga.

Wuxuu Faysal sheegay in xaaladdu ay kasi dari karto hadii Itoobiya ay sidan ku sii waddo xaladda Faraha kabaxday ee Jigjiga iyo dhulka dowlad degaanka ka socota.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*