17th October 2024  admin  Category :

Ergiga Gaarka ee Qaramada Midoobey u fadhiya dalka Soomaaliya, Nicholas Haysom oo wabixin siiyey Golaha Ammaanka ayaan warbixintiisa kaga hadlin haba yaraatee ceerintii shaqada ay ugga ceeyriyeen dawladda federaalka. Hase ahaatee, wuxuu ka waramay xaaladaha guud ee ka jirta dalka Soomaaliya.

Hadaba, Nichola Haysom ayaa u muuqda mid aan dhag u dhigin ceeyrintii lagu sammeeyey, waxeeyna u egtahay nin shaqadiisa sii waddan doona. Dawladda federaalka ayaa inta badan qaadata go’aamo lagu degdegay oo aan si wannaagsan looga fiirsan.

https://youtu.be/Ns6O2Why0yc

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*