26th July 2024  admin  Category :

Dhaawicii Maleshiyaadkii Galmudug oo Sacuudiga loo qaaday si loogu soo daaweeyo

Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ayaa waxaa maanta laga dhoofiyey Dhaawicii Ciidanka Huwanta , (DFS, Alshabaab iyo Galmudug), ee Gaalkacyo kuwaasoo ahaa 16 sabtidii ku dhaawacmay dagaal ay la galeen Ciidamada Difaaca Puntland.

Dhawacaan ayaa waxaa Garoonka ka qaaday Diyaarad qaas ah oo Dowladda Sacuudiga u soo dirtay si dalkaas loogu soo daweeyo, waxaana ka codsaday sidaas Culusoow oo markii hore maleeshiyadkan u soo diray inay Gaalkacayo ka dagaalamaan

o
231-8aa
231-8a2
231-8a1

231-8a

231-8

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*