8th September 2024  admin  Category :

Taageerada Demi ee reer Muqdisho oo sare u kacday halka Farmaajo uu Bacaadka galay

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Haweenka Soomaaliyeed Marwo Batuulo Sh Axmed Gabal iyo qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*