20th December 2024 admin Category :
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hambalyo u diray Xamze Cabdi Barre oo loo magacaabay Ra’iisal Wasaaraha 21-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya
“Waxaan hambalyo iyo boggaadin u diraya Xildhibaan Xamze Cabdi Barre oo Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, u magacaabay Ra’iisal Wasaaraaha Xukuumadda JFS” Ayuu yiri Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.
Madaxweynaha Puntland ayaa u rajeeyay Ra’iisal Wasaaraha cusub in alle u fududeeyo mas’uuliyadda “Waxaan Ra’iisal Wasaaraha cusub u rajeynaya in alle u fududeeyo masuuliyadda loo igmaday” .
Waxaan hambalyo iyo boggaadin u diraya Xildhibaan Xamze Cabdi Barre oo Madaxweynaha JFS @HassanSMohamud, u magacaabay Ra’iisal Wasaaraaha Xukuumadda JFS.
— H.E Said Abdullahi Deni (@HESaidDeni) June 15, 2022
Waxaan Ra’iisal Wasaaraha cusub u rajeynaya in alle u fududeeyo masuuliyadda loo igmaday. pic.twitter.com/nWQ80Nt6lH