26th July 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo qasriga madaxtooyada Puntland ee Garoowe kusoo dhaweeyey kulana kula qaatay safiirka dalka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Jamaaludiin Mustafe Cumar.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*