26th November 2026  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan kula qaatay waxgaradka Beesha Jareerweyne, oo ka mid ah beelaha deggan magaalada Gaalkacyo.

Kulanka waxaa ka qeybgalay odayaasha dhaqanka, dhalinyarada iyo haweenka Beesha Jareerweyne, waxaana hoggaaminayey Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Cumar (Daqarre), oo ka mid ah xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo ee kusoo baxay doorashadii dimuqraadiyadda ahayd ee qof iyo cod ee Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*