26th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne Deni oo xeebta Badweynta Hindiya ugu nasanaya kooxda Villa Wardhiigleey oo ay dhowaan ku kulmayaan magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Puntland Siciid cabdulaahi Deni ayaa fasax gaaban ku jooga Degmada Eyl ee gobolka Nugaal oo qiyaastii u jirto 200 km caasimada Puntland ee Garoowe.

One thought on “Deni oo ku sugan Degmada Eyl

  1. Cabdi saciid

    Asc madaxweyne waa wadani reer puntland dhab ah aankala jeclelaan dadka reer puntland ay isku mid yihiin in uu wax u qabto puntland oo heer gaarsiiyo ay ka go’an tahay. Inta yarta ah uu joogay baa ka garan kartaa wax qabtaka u sameeyay baa arkaysa. Waxaa u dheer dagaal baa lagu hayaa mid dowlada federaalka ha ahaato kuwii puntland hore uga faa’iday oo wali milicsanaya ha la taageero madadaweyne dani xafidulaah.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*