
15th August 2026 admin Category :
Madaxweyne Farmaajo oo Cago jiid ku soo gaaray magaalada Garoowe
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Garoowe Kusoo dhoweeyey Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.










