5th February 2025 admin Category :
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ugu maqnaa Dalka Jabuuti ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaaladda Boosaaso.