26th July 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Garoowe qado sharaf ugu sameeyey qaar ka mid ah masuuliyiin xilal kala duwan kasoo qabtay dalka.

Waxaa qayb ka ahaa qado sharaftaasi Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*