14th July 2026 admin Category :
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo isbadalka cimilada Dawladda Puntland Cabdirashiid Cali Geelle ayaa booqday deegaano katirsan degmada Carmo oo ay Wasaaraddu ka waddo buufinta Ayaxa.