26th July 2024  admin  Category :

Qayb ka mid ah deeqihii caalamku ugu deegay Soomaaliya ayaa soo gaaray degmada Badhan ee Gobolka Sanaag

Qayb ka mid ah deeqihii Caalamku ugu deeqay dalka Soomaaliya, si ay ugala dagaalamaan xanuunka Corona- 19 ayaa maanta markii ugu horaysay soo gaartay degmada Badhan ee gobolka Sanaag, oo ka mid ah degaanadii ugu danbeeyey ee la gaarsiiyo

ALLSANAAG.COM NEWS@ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*