20th May 2024  admin  Category :

Badeecadaha dhacay ayaa inta badan la keenaa dalka Soomaaliya taas oo ay mas’uul ka yihiin ganacsato uu damiirkii ka dhintay. Hadaba, dekedda Boosaaso waxaa lagu qabtay daawo dhacday taas oo loogu talagalay in lagu sumeeyo dadka shacabka ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*