19th September 2024  admin  Category :

Shaqaalaha NISA oo hal Qoys oo beesha Cayr ah, xitaa Hawiyihii kale ayaa ka qayliyey.

Xilalka Beesha Ceyr Kaliya Ay NISA Ka Hayaan

1- Agaasinka Guuud (Taliyaha HNSQ – NISA)- Cayr

2- Kaaliyaha Xoghaynta Taliyaha/Agasinka – Cayr

3- Agaasinka Warbahinta -Cayr

4- Waaxda HRM-ka Guud -Cayr

5- Waaxda Xabsiyada iyo diwaan galinta-Cayr

6- Laanta Dhacdooyink-Cayr

7- Laanta Baarista Gobolada-Cayr

8- Waaxda/Laanta amniga Airportka (All Check Points Aden Ade Airports) – Cayr

9- Waaxda Cidanka Duufaan/taliyaha Dufaan – Cayr

10- Waaxda Arimaha Carabta -Cayr

11- Laanta amniga Taliska HQ Nisa (Habar Khadiijo) – cayr

12- Xubin Cusub xafiiska Diwaanka Ciidanka -Cayr

13- Waaxda Diwaan galinta lamaha dowlada & he’adaha(CDS) -Cayr

14- Agaasinka Sirdoonka Xududaha – Laanta Maamulka Maaliyadda ee Machadka daraasaadka Amniga HSNQ, Ceyr

15- Laanta hogaanka gobolada dalka -ceyr

16- Taliyaha ciidanka labisan ee loo yaqaano guutada -ceyr

17- Laanta Xukuumadda Ceyr

18- Laanta Amniga Jilacow Ceyr19- Waaxda Amniga Dhaqaalaha Ceyr

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*