26th July 2024  admin  Category :

Dawladda Kenya oo joojisay Mooryaan isku balansatay dalkeeda

Dowladda Kenya ayaa maanta joojisay inuu qabsoomo shir ay isku balansadeen Qaswadayaasha Soomaaliya ay ka degi la’dahay  oo ka dhici lahaa magaada Nairobi

Cabdiraxmaan Cabdi shakuur oo ah gudoomiyaha qaswadayaasha,   ayaa lagu waday inuu kulan qado kula yeesho jaaliyaada Beeshiisa  fagaaraha sir Cali Club Muslim ee magaalada Nairobi.

Arrintaas waxaa BBC-da u xqiijiyey hogaamiyaha aqlabiyadda baarlaamaanka Kenya oo ka tirsan xisbiga haya talada dalka Kenya ee Jubilee, Aadan Barre Ducaale.

”Waxaa kulankan joojiyay qolyaha qaabilsan amniga dalka. Wayna la hadleen dadkii qabanqaabinayay kulanka. Qofkii doonayo inuu u ololeeya xisbigaas, waa inuu ku sameeyaa gudaha Soomaaliya. Dowladda Kenya ma oggolaaneyso in waddankeeda uu nqodo kii looga duulayay Soomaaliya”, ayuu yiri Aadan Bare Ducaale.

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*