1st May 2025 admin Category :
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horaysay saaka deeq gurmad ah u dirtay magaalada Buuhoodle. Gargaarkaan ayaa waxaa horay dowladda Soomaaliya u soo gaarsiiyay dowladda Imaaradka Carabta.