26th November 2024 admin Category :
Senator Cabdiraxmaan Faroole ayaa ku tilmaamay wax ka bedelida dastuurka in aysan ahayn dib u eegis balse tahay dastuur cusub oo la qorayo.
“Nidaamkeenu waa Baarlamaani, laakiin waxa uu Xassan Shiikh wado dib u eegis maaha ee waa dib u qoris iyo Dastuur cusub” Faroole.