28th April 2024  admin  Category :

Dareewal Doofaar culayskiisu yahay 250 Rodol dhabka u saaran yahay oo la qabtay

Gobolka Minnesota ee daka Maraykanka, ayaa Booiiska Taraafikadu waxay arkeen gaadhi hadba dhinac  jidka  uga baxaya. Inta Badan marka dareewalku sidaas oo kale  u lumiyo  kaantarooka gaariga uu wado  waa isaga oo telefoon ku hadlaya,  fariin diraya, cunto cunaya, mowjadaha Idaacadda kala bedelaya ama haddii at gabar tahay Bushmaha casaysanaysa. Intaad Doofaar culayskiisu yahay 250 Rodo aad   dhabata soo saaratid oo aad  gaari soo kaxaysatid  waa markii ugu horaysay.

Dareewalkani wuxuu sheegat inuu gobol  kale uu u  socday oo uuna doonayn in Doofarku ka dhaxamoodo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*