29th March 2024  admin  Category :

Dalka aynu walaalah nahay ee Imaaraadka Carabta ayaa deeq soo gaarsiiyey Imaaraadka Puntland

Diyaarad siday raashin loogu tala galay dadka danyarta ah ee Puntland ayay Hay’adda Bisha cas ee imaaraadku, ku wareejisay masuuliyiin katirsan xukuumadda Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*