7th September 2024  admin  Category :

Madaxweeynaha Galmudug ayaa sheegay ineey Imaaraadka u joogaan sidii ay uga soo qaraaban lahaayeen. Wuxuu sheegay Xaaf ineeysan waxba ka quseen go’aanka dhexdhexaadnimada oo ay qaadatay dawladda federaalka. Hadaba isweeydiintu waxeey tahay, Soomaaliya sidaan federaalka ma ku noqon kartaa mar haddii xitaa dastuurkii la qortay aan la tixgalineen, dawladda federaalkana aan looga danbeeneen wixii quseeya arrimah dibedda?

https://youtu.be/lIS_k-x-2X0

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*