8th May 2024  admin  Category :

Hoos ka daawo sawirada heshiiskii Dawladda Turkigu ay kula saxiixdeen Wasiirka arimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ee dawladda Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad, heshiiskaas  oo ay dawladda Turkigu ku siinayaan dawladda Soomaaliya  dhul weyn oo ku yaal magaalada Ankara.

Danjire Cawad ayaa inta uu xilka hayey saxiixay  heshiisyo badan oo dhaxal gal ah, waana sababta keentay  inuu maanta  helo kalsoonida iyo ixtiraamka   in badan oo ka mid ah umadda Soomaaliyeed

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*