1st May 2024  admin  Category :

Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir oo kahadlay weerarkii lagu qaaday xabsiga dhexe ee Muqdisho.

ayaa Gudoomiyaha xisbiga WADAJIR, Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ayaa qabtay Shir jaraa’id uu kaga hadklayey hubanti la’aanta xaaladda siyasadda ee dalka, Shirkii Dhuusmarreeb, maxaa hortaagan magacaabista ra’iisulwasaaraha, boobka hantida iyo xilalka dawladda iyo isku milanka taliska Nabad sugidda iyo alshabaab.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*