6th September 2024  admin  Category :

In shacabka Soomaaliyeed ay ka baxaan dhibka, lana hello jawi barwaaqo iyo nabad waarta waa mid dadka badankiisa ay maanta jeclaan lahaayeen oo ay maankana ku hayaan. Waxaana dhab ah, in wacyi gellinta dadka oo la kordhiyaa ay tahay mid xallin karta arrimo badan. Hadaba, Barnaamijka Arrimaha Bulshada ayaa lagu soo qaatay sidii dalka loo maal gashan lahaan, dadka qurbahana ay dalkooda fasaxyada u aadi lahaayeen si dhaqaalaha yar ay la tagaan uu uggu noqon lahaa dadka wadankii jooga shaqo abuurm meesha laga taggi lahaa dalal kalle.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*