23rd October 2024  admin  Category :

Hoos ka daawo Maleeshiyaadkii nabad diidka ahaa, Somaliya diidka ahaa ee SNM oo ay beelaha Isaaq ku midaysnaayeen oo la baacsanayo. Caawa Cisbitaalka Ceerigaabo dhaawaca SNM ayaa buux dhaafiyey, maydkii ay maanya ka carareene qaar ka mid ah waxa aasay bulshada reer Damala Xagare.

Allah ha u naxariisto Ina Maxamed Xueen iyo Ina Siciid M, Galayr iyo Ina Qalabaad waxay naftooda ku waayeen maanta iyaga oo difaacaya sharafta, karaamada iyo degaankaMaakhir, maalin ka dib markii qaar ka mid bulshada reer Maakhir ay marada Isaaq astaanta u ah ay ruxayeen, iyaga sharaftoodii ku soo iibsaday shilimo.

Image may contain: 2 people

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*