10th May 2025  admin  Category :

Difaaca Hindiya oo iska celin jari waayay Diyaaradaha Pakistan

Talafishanka Aljazeera ayaa sheegay in gantaalihii ay Pakistaan ku rideen dalka Hindiya ay difaaci kari waayeen Iron Domekii loogu talo glay inay gantaalahaas soo ridaan.

Gantaal kasta oo ay Pakistan riday halkii loogu talo galay ayuu ku dhacay

Ciidanka Hindiya waxa laga qabtay laba duuliye oo diyaaradahoodii la soo riday

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*