26th July 2024  admin  Category :

Sodon sano ayaa midna magaalo keligiis xukumayey midna uu keligiis Xisbi hogaaminayey

Labaatankii sano ee ugu danbaysay markaad maqasho magaalada Ceerigaabo iyo Xisbiga UCUD, waxa maskaxdada ku sooo dhacaysay labada dagaal ooge ee aan dimoqraadiyad wax ka aqoon oo labaduba ay diideen in labaatan sano lagula tartamo magaalada Ceerigaabo iyo Xisbiga UCUD,

Labada Hogaamiye ee beesha Garxejis, ee aadka xag jirka u ah waa Faysal Ina Dhurwaa iyo Ismaaciil, ayaa maanta caruur iy hooyoyin dhibaataysan waxay guryahooda uga soo kiciyeen inay doonayaan in doorasho lagu qabto degaanadoooda. Hadaba Su’aasha is waydiinta mudan ayaa waxay iyagu maxay fursad u siin waayeen Garxajiskooda kale

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*