16th April 2024  admin  Category :

Maamulka Puntland iyo argagixisada SNM oo ku dagaalamaya gobolka Sool

Dagaal culus ayaa ka dhacay Gobolka Sool , oo hubka culus iyo rasaas kaleba la isku waydaarsanayo. wuxuu dagaalku ka dhacayaa qaybo ka mid ah dhufaysyada somaliland ku leedahay duleedka tukoraq.

Xalay saqdii dhexe, ayaa sidoo kale wararku sheegayaan in ay duqayn xoog leh iyo dagaalaba ka dhacayeen degaanada nugaasha waxayna puntland ciidamo keentay degaano aysan horey u qorshaysan SNM oo ay kamid tahay koonfurta gobolka Sool

Dagaaladan, ayaa ka socda sadex aag waxaana si weyn looga dareemayaa gudaha magaalada laascaanood waxaana la arkayaa gawaadhi SNM oo marba dhinac u yaacay wuxuu u muuqdaa bilowga dagaal dhab ah oo ciidamada Puntland ku doonayaan inay ku soo ceshadaan degaanada

Tiknikada laga qabsaday SNM

gobolka Sool

 

Cali khaliif iyo Khaatumo

Image may contain: 5 people, people standing

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*