16th September 2024  admin  Category :

Belaa Isaaq ayaa dagaal ku dhex maray degaanka Gacan Libaax

Wararaka laga helaya deegaanka gacan libaax ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu dagaal ku dhexmaray kooxda dablayda ah oo in mudo ahba buurtaasi isku urursanayey iyo ciidamada ammaanka ee Somaliland.

Isku dhacan ayaa la sheegay inay keentay dhimsho iyo dhaawac inkasta oo ay adag tahay in la ogaado khasaaraha rasmiga ah ee ka dhsashay. Dhinaca kalena, magaallooyinka Burco iyo Ceerigaabo waxaa ka dhacay dibaxbayo rabshado wata.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*