26th July 2024  admin  Category :

Todoba ka mid ah Dadqalatooyinku waxay ka soo jeedaan Koonfur Galbeed

Dawladda Puntland ayaa magaalada Boosaaso saxaafadda ugu soo bandhigtay Sideed nin oo horay uga tirsanaa Al-shabaab ,balse goor dambe ku biiray kooxda daacish ee ku dhuumaalaysta buuraha Calbari ,kuwaas oo isu soo dhiibay Dawladda.

Sideedaan nin ee isa soo dhiibay ayaa badankood yihiin saraakiil sare oo kooxahaasi katirsanaa,waxaana ay sheegeen in fikradii ay horay u haysteen ay aheyd mid khaldan ,iyagoona shacabka Soomaaliyeed ka codsaday inay cafiyaan,maadama ay qirteen in dagaalo badan ka soo qeyb qaateen.

SAWIRRO

Sawirka Jama Deperani.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*