26th July 2024  admin  Category :

Ciidanka PSF ayaa soo bandhigay howlgal ay ku qaadeen xarun Daacish ay lahaayeen ee ku taalay gobolka Bari, Halkaas oo ay ku laayeen ciidamadu xubno argagixisada ka tirsan, waxayna burburiyeen gaadiid iyo saldhigyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*