26th April 2024  admin  Category :

Taliyaha Booliska ee qaybta Gobalka Bari xuseen cali maxamuud oo Shir jaraaid ku qabtay Xabsiga wayn “Gaalshiraha ” boosaaso ayaa sheegay in lasoo afjaray weerar kooxo hubaysan ay xalay kusoo qaadeen xabsiga .Khasaaraha dhanka ciidanka ayuu ku sheegay in hal askari ka dhintay 2 kalena ay ka dhaawacmeen isaga oo sheegay in Kooxdii weerarka soo qaaday laga dhex baarayo Dadka loo qabtay weerarka maadaama ay habeen ahayd .

 

One thought on “Dad qalatooyin Boosaaso soo galay

  1. Jirac

    Insha Alaah AL ULAA baynu ka dhisaynaa xabsiga argagixisada iyo kuwa dilalka geysta meesha lagu laayo madaxyadoodana tabeelasha sureyno qofkii soo agmarana suu dhagax ugu dhufto. Reer bossaso mudaan wax idin xusuusineyney amaankiina adkeysta hurdaad ku jidhaan waxaana la’idin kala dirirayaa horumarka sibaad u jilicsan tihiin argagixasada laaya la shaqeeya taliyaha cidanka DARWISH TA si meesha looga saaro jiirarkaan godadka loogu galo wax “human rights la yiraa yaan la’idin ku akhrin dadkanaga badbaadiya nabad galyadooda, bad qabkooda, ihorumarkooda, naftooda, maal kooda, iyo cizigooda. Sidee bay ku dhici kadhaa nin ka yimid hargeysa iyo Berbera in bossaso dadka dekeda ka shaqeynaya balaarinteeda iyo horumarkeeda inuu xabsiga ka baxsado waa ceeb iyo jileec la’idin ku bartay waayo horaa la’idin tijaabshay 1993 in Hassan Daahir aweys oo hubeysan oo laga soo hubeeyey burco iyo Berbera inuu qabsaday bossaso maanta oo 2021 ah see bay ku dhacday in wali cadowga horumarka puntland la dirirayo taladeyda yeela (UNUUNKA KA JARA TABEELEYAAL SURA kii soo agmarana dhagax ha ku dhufto qofka u horeeya ee dhagaxa ku dhafta inaan noqdo sharaf bay ii ahaan laheyd) kii wadaad wadaad idiin la yimaada oo sixran ee lagu shaqeysanayana isagana unuunka ka jara oo tabeele sura BISMILLAHI RAHMANI RAHIM

    Reply

Leave a Reply to Jirac Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*