
18th August 2026 admin Category :
Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Abdihakin H. Omar Camey ayaa Dabaraani Media Inc ka wareysatay guddiga uu magacaabay, Khilaafka isaga iyo Gaas iyo eedaynta lagu eedeeyay in dowladda Federaalka ku lug leedayay go’aamadiisa.







