25th October 2024  admin  Category :

Muuqaalka hoose ee Beesha Isaaq ay  aqoonsiga ku raadinayaan marka aad dawato   labo arimood ayaa kaaga soo baxaysa oo aan ahayn waalidoodii hore ay Soomaalida  sheegi jireen

Arinta kowaad, ayaa waxay tahay :  Beesha Isaaq Soomaalida ay doonayaan  inay la hadlaan inay yihiin beelaha dega Koonfurta Soomaaliya. Sidaa waxa cadeeyey Jabhadka SNM ee Buubaa oo yiri ” Siyaasiyiin badan oo ka soo jeeda Koonfurta ayaa diyaar u ah inay ina aqoonsadaan”

Arinta labaad ee kuu soo baxaysa    marka aad daawato  muuqaalka siyaasiyiinta  isaaq iku doodayaan  ayaa waxay tahay  in Somaliland ta aqoonsiga loo raadinayaa ay tahay Beesha Isaaq.

 

via ytCropper

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*