29th March 2024  admin  Category :

Xasan iyo Xuseen ayaan ka soo wada jeedna oo dadka inagaa isugu xigna oo isugu jecel.

Beelaha Isaaq ayaa jawaab jilicsan oo aan  dhaqan Soomaaliyeed  iyo mid Africaanba ahayn  waxay siiyeen Xutuyiintii Shiicada ahaa oo ku booteeyey inay Soomaaliya duqaynayaan.

Hoos ka daawo Aadan Ciise Yuusuf oo Mujaahid ku noqday dumar la kufsaday iyo Dhiig Soomaaliyeed  oo la daadiyey  sida Shiicada Khumaini uu ula hadlayo u baryootamayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*