27th July 2024  admin  Category :

Jawaabtii Umadda Soomaaliyeed ay sugayeen ee ahayd waa maxay sababta siyaasiyiinta beesha Hawiye oo qura loogu magac daraa Xarumaha taariikheed iyo kuwa dawladeed ee caasimadda Soomaliya ee Muqdisho ayaa waxay noqotay in Universal TV lacag lagu siiyo dacaayad raqiis ah oo ah in beesha Daarood labo taalo Muqdisho uga dhisan yihiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*